MURTIMAAL NEWS
  • Go to DASHBOARD > Appearance > Menus and set 'Secondary Navigation'.
Hot News

GABAYO IYO MAANSOOYIN

hawd

Sida la wada og yahay ayaandarro weyn baa bulshada soomaalida ku dhacday. Burbur iyo barakac baahsan, dawlad la’aan, colaad aan dhammaad lahayn, macaluul iyo silic oo dhan baa la arkay. Waxaa luntay awood kasta oo bulsho is ku ilaaliso cadawgana is... 

boon_xirsi_boodio_gaab

Jilaaga caanka,Abwaankana ah Boon Xirsi ayaa ka waramay Sooyaalkiisa faneed iyo markii ugu horeysay ee uu Haasaawaha bilaabay, isla markaana uu is ogaaday inuu wax curin karo. Abwaan Boon Xirsi waxa uu ka sheekaynayaa Qiso soo dhex-martay Bisad ay saaxiibo... 

CAWAAALEEEE

Layaabka Aduunka :Daawo Fanaaninkii Cawaale AadaN Oo Dhukanaaya Gacan Ku Dhiigle Morgan Oo Xasuuq Ba’an Ka Gaystay Dhulka Somaliland Barigii Siyaad Bare.Layaabka Aduunka :Daawo Fanaaninkii Cawaale AadaN Oo Dhukanaaya Gacan Ku Dhiigle Morgan Oo Xasuuq... 

awale aadanaaa

DEG DEG: DAAWO CABDI GOOD OO DAGAAL CULUS KU QAADAY AWALE AADAN IYO HEESTIISII WIXII I HELAAN LA YAABAY …. cabdi good oo ka faaloodaa suugaanta soomaalida ayaa aad u naqdiyay heestii cawaale aadan ee la yaabaay daawo HALKAN GUJI SI AAD U DAAWATO    

murrsal

Hoos ka Daawo Hees cusub oo daawaha laga qaaday oo magaceeda la yidhaahdo Damiir ii yeelo , taasoo ay qaadayso Fanaanada Caanka Ah ee Khadra Cabdi Silimo HALKAN HOOSE KA DAAWO Heestan oo Muuqaal ah daawasho wacan:  

fanaanii

DAAWO FANAANIINTA SOMALIDA ETHIOPIA OO HEES CAJIIBA KU SOO BANDHIGAY XEEBTA BERBERA BATALAALE  

hhhhh

DAAWO ABWAANKA WEYN EE MUBARAK QOORUBAXAY OO HEESTA NOLOSHA CUSUB KU TILMAAMAY DIIN KA BAX, ABWAANKA AAD U CANAANTAY, CABDI GOODNA LA SAFTAY HALKAN KA DAAWO  

YURUB GEENYO

Hargeysa(Murtimaal)Fannaanada caanka ah ee Yurub Maxamed Cabdi (Geenyo), ayaa u mahadcelisay taageerayaasheeda Dalalka Isu-tagga Imaaraadka oo ay ku maqnayd muddo bil ku dhow, halkaas oo ay ka dhigtay laba show oo waaweyn, waxa kale oo ay si weyn ugu... 

quality