nimco

Heesta Booli oo ay caan ku noqotay fananada Nimco Dareen,ayaa la ogaaday inay tahay hees horay u qaaday fananada caanka ah ee Marwo Abdi Mar waraysi laga qaaday Fananada Nimco Dareen sanadii... 

Todays Hottest News

News

Garnayl oo daba socota sil siladii gunaad

maxamed ahmed

Magacaygu waa mohamed ahmed daahirwaxan salaamayaa dhamaan umada reer somaliland ,maanta waxaan jeclaaday inaan ka qaybqaato silsilad suugaaneedka gunaad ee ka bilaabatay maansadii abwaan... 

nimco

Heesta Booli oo ay caan ku noqotay fananada Nimco Dareen,ayaa la ogaaday inay tahay hees horay u qaaday fananada caanka ah ee Marwo Abdi Mar waraysi laga qaaday Fananada Nimco Dareen sanadii 2010 ay ku sheegatay heesta Booli ay leedahay ayada,uuna u sameyay... 

maxamed ahmed

Magacaygu waa mohamed ahmed daahirwaxan salaamayaa dhamaan umada reer somaliland ,maanta waxaan jeclaaday inaan ka qaybqaato silsilad suugaaneedka gunaad ee ka bilaabatay maansadii abwaan xasan daahir ismail (weedhsame) waxanan kaga qayb qaadanayaa... 

kaasim

magacaygu waa qaasim maxamed cabdibacad waxaan daganahay dalka yamen waxan iniisoo gudbinayaa maanso magaceedu yahay garasho oo aan kaga qayb galayo silsiladii gunaad ee uu bilawgeeda lahaa abwaan weedhsame ga,da xarafkaraadkii gunaad,guuxa iyo reenka garashada... 

mustafe

Anigoon ahayn maanso yahan u ban baxay suugaanta hadana markaan arkay sil siladan la isku arkay ee ay iba furka u noqotay maansada Xasan Daahir ” Weedhsame” waxaan ka gayoon waayay inaan ana wixii karaankayga ah ku darsado anigoo dhiiri galin... 

DHANANIYE

Abaalkaa ma’gudi karo Hooyooy! Waxa-tiriyey:- Abwaan cali dhanaaniye Heestan kooban oo aad u qiimo  badan waxa tiriyey abwaan cali maxamed ibraahin isaga oo ka waramaya siday ku dhalatay heestani waxa uu yidhi:- waxay taariikhdu ahayd 01/02/2010... 

gunad

Maansadan ayaa waxaan ugu magacdaray ‘gobaad’ waxay soobaxday 20/03/2012 ka tan iyo intii la doortay xukuumada maanta talada haysa ayaa waxaa isasootaraya dhaliilo farabadan oo hawada isku shareeray iyo dhibaatooyin hgor leh oo ay gaysato... 

gunad

Maansada ”Gunaad” ee abwaanka da’ada yar Xasan Daahir Ismaaciil (Xasan weedhsame) ayaa dhalisay silsilad lamagac baxday ”GUNAAD” hadaba qaarka mida ayay jawaab u tahay sida maansada gunaad ee weedhsame iyo maansada ”gobaad”... 

gunad

Maansadan oo daba socota silsiladdii gunaad ee abwaan weedhsame, waxna ka tilmaamasa waxyaabaha jira , dulucdeedana waxaad ka fahmi doonta maansada dhexdeeda waxaana curiyay AHMED OSMAN AHMED (fadan) waana sida tan : murtidii gunaad ee ninba gees ka eegaan aniguna... 

sicidd

Siciid maxamed talasame Tixdan gobdeeq waxay u jawaabaysaa tixdii c/raxmaan cakuush ee uu wajaale ka soo tiriyay   waxaanay oranaysaa: Gobdeeq iyo hees tilmaana Ka soo guray geed magoolay Runtii guulena xambaarsan Beentii gaaladana xoortay Ninkaa gabyayoow... 

murtimaal

Gabaygan waxaan tiriyey 18-03-2012, waxaanan kaga qaygalyaa sil siladii gunaad ee uu tiriyey abwaan xasan daahir (weeedhsame),waxaan aniga I soo gaadhay oo ilaa hada aan arkay labada gabay ee gunaad iyo garsheeg, waxaanan anigu tageeray weedhame oo labada...